Jamacada dir dhabe oo dufcadii 7aad ay qalain jabinayaan ardayda dhakhtarnimada.

Munasibadain qalinjabinta ardayda jamacada dir dhabe dufacadii 7aad ee dhakhtarnimo oo ay yhiin radadooda ardayda qalin jabinaysaa jamacada dir dhabe tiradooda 386 arday daasi waxaa kamid ahaa 338 inaa kahor waadartasi 29waa ardayda digriiga qadatay .

qalin jabistasi oo ay kamid ahayd oo hadal kasoo jeedisay madax waynaha jamacada dir dhabe dr ubax maxamed uguhorayntii hambalyo hambalyo ay usoojedisay markii uhoraysay ee ay qalin jabiyaan dhakhtarnimada iyo cafimaadka ardayda kasoobaxday imtixaanadoodii kuwasoo aha 98 % oo ardayda heshay.

Maanta ahaan waxaan xadhga kajarnay dhaktarka jamacada refaraalka dir dhabe maanta adeegbixinaya oo ay farxad wayen nootahay ay kadawajisay maxawanaha jaamacada dir dhabe waxabarashadiina aad kusoo jirteen moodo intasoo aasne oo aad iyo aad ood soo dadaasheen waxaan idin rajaynaya waxqabad wanaagsan ay urajaynaysaa .

geestisa kale waxaa kaqayb galay wasiru daulah wasaarda cafimaadka fediraalka itoobiya dr daraje dhugumaa oo umuujiyay shucuurtisa .

dalkeena xisbiga barwaaqo wada doo hanaa qaaday waxbarashadani aad kagadheen yoolkìna .

takale goobahaad laidiku qoro oo dahaatan dad kartileh oo adadag ad ahaatan goobaha saxaraha iyo goobaha jilaalka inaad uadegtiin oo ka dhawajiyay wasiirka wasarada cafemaadka oo uhambalyeeyay hambalyo habmbalyo.

ardaydo waxay soomareen jaranjarooyin jaranjaroyikii way kasoo gudbeen waxaan adad iyoadad ugufaraxsanahay maanta ood qalin jabinaysaan waxbarashadiina jaamacadeed xagasoo ay balan qaadeen inay bulshada uadeegayaan si ayna ee xasho kujirin ninjeclaysi kujirin midas kalasooc diinjeclaysi iyo qabiilka .

Munasibadasi oo ay kaqayab galeen madaxa goolah af hayenka ismaamulka dir dhabe marwo fadxiya aadan kuxigeenka goolaha af ahyeenka marwo kariima cali kuxigeenka komishinerka komishinka booliska ismaamulka dir dhabe mudane guuled diiriye iyo pdayal dhaqameedka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *