#Warka Tababar Halku Dhigisu Aha”Burburki Tarikhda Iyo Midnimo Qaraan” Ayaa La Siiyay Hawl Wadenada Warbaahinta.

#DGC Hidhar 4/2017

Tababarkan oo ujedada Xuska sanadguurada 5-aad Ee Xisbiga Barwaaqo kuso begnataay ayaa loqabatay bahda saxaafadda, halku dhiggiisuna ahaa “ Burburki Taarikhed iyo Midnimada Qaranka”.

Waxana ugu horaynti furitaanka madashasi ka hadlay Madaxa Xafiiska Arrimaha Isgaadhsiinta Ee Maamulka Diridhabe,Mudane Bruuk Falakqe, ayaa sheegay in saxaafaddu ay door muhiim ah ka qaadatay sidii loo heli lahaa wada xajooyin wadajir ah si loo xalliyo dhibaatooyinka dalka ka jira.

Dhanka kale Mudane bruuk ayaa tilmaamay in kulamoo nucano kala ah lala yeesho xirfadlayaasha warbaahinta ay lagama maarmaan tahay sii ay xooga uu saraan midnimada iyo wadajirka barwaqadeena.

Geesta kale, Ka qaybgalayaasha tabobarkan ayaa sheegay in ay diyaar uu yihin ka qayb galka doorka xisbi ee mustaqbalka.

Sawir qade;Salaam Ababe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *