Qiimaynta warbixinta waxqabadka 9-ka bilood ee S.M 2016 T.I ee ismaamulka dir dhabe ayaa ka bilaabmay hoolka shirarka ee duqa ismaamulka.

Masraxani lagu qiimaynayo warbixinta waxqabadka ayaa waxaa shir gudoominaya duqa ismaamulka mudane khadiir juhar iyo ku xigeenkiisa ahna madaxa xafiiska ganacsiga,warshadayinta iyo maalgashiga mudane xarbi buux.

Masraxanibayaa lagu qiimayn doona waxqabadiki 9 ki bilood ee lasoo dhaafay u qabsoomay xafiisyada adeegyada kala duwan bixiya ee ismaamulka.

faah faahinta warkaasi mar dhaw ayaan idinla wadaagi doona.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *