Qaar kamid ah jawaabihii uu Raiisulwasaare Abiy Axmed ka bixiyay su’aalihii xildhibaanada.

•Waxaan rabaa inaan sheego sidaan uga murugaysnahay shacabka aan waxba galabsan ee sida argaxan darrada ah loo laayay.
• Aad baan uga murugsanahay inaan badbaadin weynay inay dad aan waxba galabsan udhintaan dambi aysan galin
• Dhibatada hada dhacday ma aha in dawladu aysan ahmiyad siinin nabad-galyada, dawladu badbaadinta shacabka waxay ku bixisaa wax kasta oo lagaga ilaalinaayo cadawga.
• Meelkasta oo ay ku sugan-yihiin ururka aragagaxisada shane iyo kuwa-kale waxay ku cidhib tirayna Geediga aan hada bilawnay oo aan ku soconayno.
• Dawladu waxay horumarinaysa dhagaysiga shacabka, waa run dawalada shacabka ayaa soo doortay waxkasta waxaan ka horumarinayna dhagaysigooda iyo mudnaantasiintooda.
• laynta muwaadiniinta waa mid ay argagaxisadu ku rabto inay ku bur-buriso wadanka.
• Dacwad iyo in wax-la iska waydiiyo kasakaw inta masuuliyad laqaado in dawlada lagarab istaago ayaa la iska sugaya.