In ka badan 8,100 oo arday ayaa u fadhiistay imtixaanka maamulka fasalka 6aad oo ay soo qabanqaabiyeen xirfadlayaal sare oo ka socda Jaamacadda Diridhaba, iyo Kulliyadda Tababarka Macallimiinta ee Diridhiba,sida u sheegay mudane suldan caliyi,oo ah madaxa xafiska waxbarashada ee ismamulka diridhaba.
Mudane,Suldaan Caliyi, ayaa sido kale, sheegay in agabka imtixaanka maamulka fasalka 6aad la diyaariyey horay, isla markaana la sameeyay hawlo diyaarin oo dhinacyo badan leh si loo xoojiyo awoodda macallimiinta.
Dhankisa, Ku-xigeenka Xafiiska Waxbarashada ee is Maamulka diridhaba,Abubakar Cadosh, ayaa sheegay in tirada ardayda imtixaanka maamulka fasalka 6aad ay gadhayso u fadhistay gadhayan 8, 115 oo arday, 3,792 arday ay yihin dhadigg.


