xoogta loogu magac daray “Dhisidda Adkeysiga Bulshada” ayaa waxaa lagu soo bandhigay oo ka hadlay Professor Jaylan Woli, Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Ardeyda ee Jaamacadda Haramaya.
Waxaa madasha laga sheegay in hogaanku uu noqdo mid u adkeysan kara caqabadaha jira, kana gudbi kara caqabadaha jira, isla markaana uu u adeego bulshada isagoo caqabadaha u bedelaya fursado.
Guud ahaan waxaa dood dheer laga yeeshay xoogta la soo bandhigay, iyadoo ay ka soo qeyb galayaasha ay ra’yigooda dhiibteen.
Shucayb daahir
Sawirka: Salaam Abebe


