Gaggeessaa Qormaata kamiifuu hin jilbilffane Kan Ga’uumsa Guddaa qabu horachuuf daran Kan hojjatamu ta’uun ibsame

Gaggeessota ol’aanoofi jiddu galeessaa Bulchiinsa Dirree Dhawaaf Leenjiin kennamuu jalqabe Guyyoota 3ffaaf itti fufee jira. Oolmaya guyyaa 3ffaatiin akkaataa hawaasa akkasuma hogaansa rakkoo dandamachuun furmaata waaraa kennuun kaayyoo fi mul’ata biyyaa itti dhugoomsuun danda’amurratti xiyyeeffachuun leenjiin kennameeti jira. Bara kana keessa dhiibbaa Miidiyaaleen hawaasaa uumaa jiran qolachuun odeeffannoo sirrii hawaasa biraan gahuudhaan, hawaasaa odeeffannoo sirriitiin…

Read More

Waxaa la tilmamaay in dhalinyaradu ay ka faa’idaystaan ​​fursadaha ay haystaan ​​sii ay uu noqdaan kuwo hal abuur leh.

Waxaa la soo gabogabeeyay madasha tayaynta dhalinyarada oo uu soo qaban qaabiyay komishiinka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee ismamulka diridhabe oo kaashanaya garabka dhalinyarada ee ismaamulkaasi waxana halku dhag looga dhigay “Ka qayb qaadashada dhalinyarada iyo ka faa’iidaysiga horumarka dhan walba ah”. Waxaana madasha kaso qayb galay oo ka hadlay duqa ismaamulka magalada Diridhabe Mudane Khadir…

Read More

Tababarkan oo ay maamulka sare iyo kuwa dhexe ka socday xafiiska xisbiga barwaaqo ee laantisa dir dhaba ayaa maanta si habsami leh uga socday barmaamijkii subaxii sadexaad.

xoogta loogu magac daray “Dhisidda Adkeysiga Bulshada” ayaa waxaa lagu soo bandhigay oo ka hadlay Professor Jaylan Woli, Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Ardeyda ee Jaamacadda Haramaya. Waxaa madasha laga sheegay in hogaanku uu noqdo mid u adkeysan kara caqabadaha jira, kana gudbi kara caqabadaha jira, isla markaana uu u adeego bulshada isagoo caqabadaha u…

Read More