Waxaana la sheegay in inta badan diirada lagu saaray boqashadda waftiga waxyaabihii u qabsoomay ka ee labadii wareeg ee sanad miisaaniyadeedka, wajigii diyaarinta iyo wejiyadii fulinta, kadib markii ay u kuurgaleen warbixinada iyo kormeerka howlihii horumarineed ee la qabtay si looga faa’ideyo bulshadda.
Waxana ugu horaynti Shirkan ka hadlay duqa Ismamulka Diridhabe mudane Khadir Juhaar oo sheegay in kormeerka wafdigan ee lagu xaqiijinayo hirgelinta barnaamijyada horumarineed ee heer qaran ay tahay mid dhiiro galin u ah sidii shacabka ay uga faa’ideysan lahaayeen horumarka.
Waxa gestakale Ka hadlay shirkan Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo lantisa Diridhabe Mudane Ibrahim Yusuf oo sheegay in ujedka waftigani u yahay taageero lagaga tashanayo hawlaha horumarineed ee uu maamulku si adag oo xaddidan ugu dhaqmp loogana tashado arrimaha u saamaxaya maamulku inuu ku fuliyo arrimaha horumarka iyo sidoo kale meelaha mustaqbalka diirada lagu saari doono iyo sidii loo xaqiijin lahaa waxqabad lagu cabirayo meel qoto dheer. natiijadii.
Si loo xaqiijiyo horumarka guud ee bulshadda ismamulka si loo xaqiijiyo ka-qaybgalka dhaqaale, bulsho iyo siyaasadeed ee bulshada, horumarinta nabadda iyo hawlaha samo-falka, iyo wax so sarka beeraha oo laga sameeyay kor u qaadista wax soo saarka oo leh raad cagaaran oo iyo horumarinta warshadaha, nadaafadda iyo bilicda magaalada, fursadaha shaqo ee dhinaca hal-abuurka, kordhinta dakhliga dawladda, waxbarashada jiilka soo socda, caafimaadka iyo hirgelinta tababarrada hoggaaminta iyo tayaynta xubnaha, ayuu shegaay mudane ibrahim.
Waxaa la sheegay in wax qabadka uu maamulku ka qabtay dhulka miyiga ah ee ku saabsan ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah, kordhinta wax soo saarka iyo , suurta gelinta qiimaha nabadeed ee ismamulka diridhabe uu noqdo mid lagu daydo o wayo arag ah in la sameeyo oo la sii xoojiyo.
.


