Waxa marki 21 dunida laga xusaay malinta loo asteyaay ka hortaga musuq masuqa, halka dalkena laga xusayo marki 20 .

Gudba / hidhaar 28 / 2017 T.I

Tani iyo marki dib u habayinta la sameeyay oo si cusub uu u shaqeeysay xafiiska anshaxa ka hortaga musuqa masuqa lantisani dir dhabe sandki 2015 T.I

waxa ka qabsoomay kulaano shiraar ah oo lagu tababarayo bulshada anshaxa wanagsan shaqalaha dawlada iyo ha’ayadaha an dawliga ahayn .

Hadaba iyado looga astaynayo sanad gurada 20 ee kaso waregtay malinta ka hortaga musuq masuqa.

waxa ismamulka dir dhabe ka qabsoomay madaal ay si wada jir ah uso agasimeen xafiiska anshaxa ka hortaga musuq iyo xafiska waxbarashada ee ismamulka dir dhabe taso halku dhigi loga dhigay

Dhisida jilwanagsan dhalinyaradu wa inay Ka hortaga musuq musuqa si logaadho horumar wanagsan.

Taso lagu tartan si nayay ardaydi kalmaha ka galay tartanki had kahor la qabtay.

ardaydaso dhigta dugsiyada Kala duwan ee ismamulka dir dhabe .

Kulanka waxa furay mudane Faynuus Abdiljabar oo ah madaxa komishinirka komishinka anshaxa ka hortaga musuq masuqa.

Waxa uu sheegay ardaydu wa inay ku tababarta anshaxa wanagsan oo ay is ka ilaaliyan qishaka iyo habsaanka

Iyago ku dadaalaya anshaxa wanagsan ee tacalinta lagu barayo iyo nidamka dugsiga u dejsan.

Ardaygu wa in u ixtiramo waliidka macalinka ay umuujiyaan .

Kulanka waxa lagu so diyaariiyaya sualo ardayda kalamaha oo saraaysa waxa ku tartamayay ardayda ka Kala socday 5 dugsiga oo Kala ah ganda Allole Birhan, madhan Alam, Hidhase Sabiyan iyo dusiyo kale.

Ugu danbaynti waxaa kalmaha ay kala galeen xaga dugsiga Birhan Hidhase

dugsiga Madhan Alam halka dugsiga Alloole ayaa kalinta kowaad galay .

Waxa kale oo la abal mariyay Ardaydii tartamaysay lana gudoonsiyay ja’isad lagu dhiri galiinayay Ardaydi kalinta kowaad ila sadeex Ka galay tartanka.

Shucayb daahir

Sawer qaade salaam abebe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *