Korontada ismamulka diridhabe ayaa 10:30 habenimo ka dhacday ka dib markii ay cilad ku timid dhanka Transformarka Korontada Mudane Wardi Maxamad oo ah aggaasimaha badalka iyo dayactirka ee adeega korontada ismamulka diridhabe ayaa sheegay, in boqolkiiba 95 goobo ka mid ah dagmoyinka ismaamulka Diridhabe ay 1:00 habenimo dib loogu soo celiyay korontada, waxaana dadaal loogu jiraa sidii loo hagaajin lahaa transformers yada cilladaysan.
Waxa uu sheegay mudane Wardi in dib loso ceelin doono dhamaan naawaxiga ismaamulka Diridhabe marka ay dhamaato hawsha dib u dayactirka.
Sawir qade;Salaam Ababa


