Waxaa Magalaada Diridhabe Laa dah Furaay Barnaamijka Mashruuca Shaqada iyo badbaadada Magaalooyinka Ee 2017.

Waxana ugu horaynti dah furka barnamijka ka hadlay Madaxa xafiiska maareeyaha magaalada Diridhabe Mudane Eng Jamaal Ibraahin, oo sheegay in mashruucani uu qayb ka yahay sidii magaalada Diridhabe ee astaanta u ah bariga dalkeena ay uga dhabayn lahayd hal-abuur iyo wax-soosaar.

Dhinaca kale Agaasimaha waxada Sugnanta Cunada Magalada ee Xafiska Mareyaha ismamulka diridhabe Mudabe C/salaan Maydhane,ayaa sheegay in in ka badan 1,400 oo danyar ah iyo 7,600 oo qof ay si toos ah uga faa’iideysan doonaan mashruucan nadaafadda iyo bilicda magaalada.

Waxaa kalo lasheegay in Is Maamulka Diridhabe u suuragashay in wareegii 1aad ay ka faa’iideystaan ​​43,000 oo qof iyo 6,000 oo qof, wareegii labaadna waxaa ka faa’ideysan doona 6,000 oo qof, waxaana wareegii saddexaad ee mashruuca badbaadada iyo shaqada magaalooyinka 2017 oo lagu dhawaaqay ay ka faa’idaysan doonaan 9,37 oo bulshada ismamulka ah.

Cabdilahi Cabdo

Sawirka: Salam Ababe iyo Aganyaw Shawarega

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *