Waxaa tababarkas ka soo qaybgalay Duqa ismaamulka dir dhabe Mudane Khadir Juhar, Afhyeenka Golaha Wakiilada Shacabka ee ismaamulka dir dhabe Marwo Fadxiya Aadan, Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo Laantisa ismamulkane dir dhabe iyo Masuulinta sare Ibraahim Yuusuf, Mudane Zadhig Abraha oo ah Madaxa Macadka Tababarsa ee Bariga Africa iyo Masuulinta sare iyo kuwa dhexe .
Tababarkan ayaa lagu soo baandhigi doona Afar documenting oo kala.
Shucayb daahir
Sawirka: Agenywo shawaaraga


