Guddiga Joogtada ah ee Horumarinta Magaalooyinka, Dhismaha iyo Arrimaha Guryaha ee Golaha baarlamaanka is maamulka diri dhaba,ayaa maanta booqasho indha indhayna ku tagay guryaha sii guud logu wada nolahay.

Guddiga Joogtada ah ayaa maanta booqday saddex dhisme oo ka tirsan ismaamulka, waxayna kormeereen hawlaha ururada guryaha guud ee kondhomiyeemka.

Guddoomiyaha Guddiga Joogtada ah ee Dhismaha Magaalooyinka iyo Arrimaha Guryaha ee Golaha is Maamulka Diridhaba Marwo, Beza Dhamtaw, ayaa sheegtay inay ururada kuriyahan ka hawlgala aay kaqayb qatan bilicda iyo nadafada aggaga guriyaha sii mel nolosha u wanagsan unoqoto.

Guryaha la dego ee guud ayaa dhammaan howlaha nadaafadda muhim uu tahay caafimadka bulshada..

Guddomiyaha,guddiga,ayaa Guddiyada guryaha la dago usheegtay inu maamulku ku bixiyay lacag badan waa inay fiiro gaar ah u yeeshaan daadinta qashinka qalalan iyo wasakhda, Waxay tilmaantay inay ka shaqeyn doonaan nadiifinta deegaanadooda iyagoo la kaashanaya ururada.

Guddiga Joogtada ah ayaa ka hadlay tallaabooyinka laga qaadayo kuwa ku xadgudbay Xeerka Guryaha la dago.

Guddoomiyaha Guddiga marwo beza,ayaa ugu danbayn tilmaamtay in Guddiga Joogtada ah uu sii wadi doono xoojinta kormeerka shaqo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *