xisbiga barwaaqo ayaa xubnaha xildhibaanada uga qayb gali doona doorashada 7aad ee heer ismaamul iyo heer qaranba u shaaciyay taageerayaashiisa.

Xisbiga barwaaqo ayaa maanta taageerayaashisa u shaaciyay xildhibaanada uga qayb gali doona doorashada 7aad ee dalka iyado dir dhaba sida caadiga ah loo kala qaado labo qaybood oo ay xubnaha xildhibaanadu ku tartamaan.

Dagmooyinka magaaladda ee qaybta koobad ayaa waxaa laga soo kala xulay 37 musharrax oo u tartami doona golaha wakiilada shacabka ismaamulka dir dhaba iyo hal musharax oo u tartami doona golaha wakiilada JDFI .

madashi lagu shaacinayay musharraxiintani ayaa waxaa ka hadlay duqa ismaamulka dir dhaba mudane khadiir jawhar oo hadda ah musharrax ee federaal ah ayaa sheegay in musharraxiinta sannadkani lagu soo xulay aqoontooda tacliimeed iyo kartidooda wax qabad wuxuna uu sheegay in uu xisbiga barwaaqo shanti sanno ee nasoo dhaftay ku hawlanaa horumarinta dalka iyo tani ismaamulkaba musharrixinta xiliganina ay diyaar u yihiin in ay noqdaan codka shacab kooda.

Geesta kale qaar ka mid ah musharrixinta xiligani ayaa sheegay in ay ahmiyadda saari doonaan sidi horumarka ka hanno qaaday dalka u sii xoojin lahaayeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *