Xubno ka tirsan Ciidanka Cirka Itoobiya Ee qaybta barigga ee gutada 3aad Ayaa uu fidiyay deeq rashiin ah dadka wayeelka ah oo aay, ku baxday lacag ka badan 300,000 oo Birr

Xubnaha iyo madaxda qaybta barigga ee gutada 3aad ee ciidanka cirka ee Itoobiya ayaa maanta ugu qaybiyay xarunta dadka wayeelka ee Dr. Asagadhech Assafa.

Waxaana barnamijka ka hadlay oo ka qayb galay Col. Dhareje Bushra oo ah Taliyaha Qaybta 3-aad ee Ciidanka Cirka Itoobiya oo sheegay in barnaamijka maanta uu ugu horeeyo in aan dadka wayeelka ah ee dalka waxbadan uso qabtay laa qayb sano dhibatada ka haysata nolooshoda.

Col. Dhareje ayaa sido kale sheegay in marka laga soo tago sida geesinimada leh ee aan u ilaalinayno dalkeenna ay tahay in aan garab istaagno oo aan booqanno dadkeenna tabalaysan, taasina aan sii xoojin doono mustaqbalka.

Geesta kale,Marwo Imaabet Makonnin oo ah gabadh aay dhashaay Marwo Dr. Asagadech Assafa oo iyaduna halkaasi ka hadashay ayaa uga mahadcelisay taageerada ay la garab taagan yihiin ciidamada cirka Itoobiya, waxaanay sheegtay in ciidanka cirka Itoobiya qaybtiisa 3aad ay garab taagan yihiin dadka waayeelka ah, isla markaana dhirigaliin utahaay dadka wayeelka ah.

Dadka waayeelka ah ee deeqdan loo fidiyay ayaa dhankooda sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin deeqda la guddoonsiiyay.

Cabdilahi Cabdo

Sawirka:- Aganyaw shawa araga.

See Translation

+6

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *