Xaafada laga hare bulshada ku dhaqan ayaa dadka haysta diintan kiristanka wadooyinka ugu diyaariyay biyo, timir iyo buskud waxayna sheegen in ay ciidani si nabad ah ku xusaan.
Bulshada muslimka ee ismaamulka dire dhabe gudumiyaha 08 mudane cabdicasiis Ame ku xigeenka iftuu cabdala iyo khadir cabdirahamaan ayaa sheegey in ay dadka xusaya diinta timqatka ay kala shaqaynayaan sidii ay nabad galyo ugu xusilahayeen bulshada ku dhaqan dagmada 07 / 08/ oo wadaad lataganaa biyo iyo timir islamarkaana ay siinayeen dadka aminsan diinta kiristanka.
Dadki iskugu soo baxay wadooyinka qaar kamidaha ayaa sheegay isdhexgalaka iyo walaatinimadda bulshada ismaamulka dire dhabe in ay wakhtiyadan oo kale laskumuujiyo isgarabjoogsiga iyo istageersi ka dhexeeya dadka wada dagan magaalada dir dhabe .
Geesta kale halkasoo ay kamid ahayee laamah amniga boolisk ismaamulka dir dhabe ay sinabad galyaha ay oo soo galbinayee bulshada diinta kiristanka aaminsan .
Waxa kale oo gobjoog kahaa xafiiska gaadiidka ee ismaamulka dir dhabe .
Shucayib daahir
Sawri Aganywo shawaarag


