Golaha wakiilada shacabka ismaamulka dir dhaba ayaa hada bilabaay kal-fadhigisi cadiga ee 7aad xili hawledkisi 3aad ee sannadkisa 3aad.

Golaha ayaa kal-fadhigoodani kaga doodi doona 8 ajande oo kala ah.

1.Ansixinta kal-fadhiga 7aad xili hawleedkisa 3aad sannadkisa 3aad.

2.ansixinta hadal qoraledki kal-fadhigaa 6aad sannadkisa 2aad ee xili hawleedkisi 3aad.

3.Ansixinta hadal qoraledkii deg dega ahaa ee kal-fadhigi 2aad xili hawledkisi 3aad sannadkisa 2aad.

4.Soojedinta warbixintaa wax qabadkii 6 bilood ee laso dhafay ee xafisyadda fulineed iyo kuwa adega bixiyaa ee sannad miisaniyeedka 2016 t.i.

5.Uso jeedinta su ,allo iyo taloyiin ku sabsaan warbixinta waxqabadka uso jeedin doono duqa ismaamulku dir dhaba ee 6 bilood ee sannad misaniyedka 2016t.i.

6.Ansixinta bayaanka dib lo habeyay ee maxkamaddaha ismaamulka dir dhaba.

7.Ansixinta bayaanka dib lo dhisaay ee ku sabsaan haati dhawrkaa guud ee ismaamulka dir dhaba.

8.ajandaha ugu danbeeysa ayaa noqon doono mid Magacabis.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *