” Dhaqangalinta Ballanqaadkii. “

Shir dood wadaag ah oo lagaga xajoonayay go’aamadii iyo awaamiirtii ka soo baxay shirwaynihii labaad ee Xisbiga Barwaaqo ayaa loo qabtay bulshada dagmooyinka ismamulka diridhabe.

Waxana kamid aha Dagmooyinka lagu qabtay dagmada 05, 06, 07 iyo 08,9 waxana lagu soo bandhigay qoraal ay ku qoran yihiin go’aamo iyo tilmaamo lagu dajinayo oo si wayn loogaga hadlay shirwaynihi 2aad ee xisbiga barwaqo.

Waxana Lagu soo bandhigay dukumeentiga dardargalinta horumarinta dhaqaalaha, ilaalinta waxtarka hawlaha hubinta barwaaqada bulshada; Shaqo diblomaasiyadeed oo waxtar leh; Xaqiijinta waxtarka dib-u-habaynta shaqaalaha dawladda; Horumarinta xirfadaha warbaahinta iyo isgaarsiinta; Sii wadida dhisidda xisbi xooggan. Xoojinta dhismaha qarannimada; Nabad dhis wax

ku ool ah, kordhinta wax ku oolnimada waaxda cadaaladda; Waxa diiradda lagu saaray xoojinta dhismaha qaranka.

Ugu danbaynti ayaa waxa lagu soo bandhigay Fikrado kala oo si wayn looga hadlay.

Sawir qade:Mulalam dhase.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *