Buugu waa ururinta hiddaha Oromada oo jiilka soo socdaa ka baran karaan sidoo kale sheekooyinkii hore ee nolosha iyo nolosha bulshada Oromada.
Waxa uu u mahad naqay intii garab staagtay inuu buuga qoro oo ay ka mid yihiin qoyskiisa oo gacan ka geystay bandhigga buugan.


