Ganacsatadu doorka ay ku leeyihiin horumarka dalka ayaay la yeeshay maamulka degmada 05

Waxa kale oo dooda lagu sheegay in ganacsatadu ay kaalintooda ka qaataan sidii loo xaqiijin lahaa kobaca dhaqaalaha dalka iyo guud ahaan horumarka dalka.

Waxaa la sheegay in ujeeddada ugu weyn ee madashan ay tahay sidii loo soo bandhigi lahaa waxqabadkii ganacsi ee 7 dii sano ee la soo dhaafay ay ku talaabsadeen is bedelka in laga shaqeeyo sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha soo wajaha wax soo saarka isla markaana loo dejiyo jihooyinka mustaqbalka.

Ganacsatadii madasha ka soo qayb gashay ayaa iyaguna ka hadlay aragtidooda intii ay socotay dooddu waxayna tilmaameen inay ka qayb qaadan doonaan sidii loo xaqiijin lahaa qanacsataada bulshada iyo guud ahaan barwaaqada iyadoo la xalinayo mushkiladda dhinaca wax soo saarka ee ganacsiga.

Madasha dood wadaagta oo ay yeesheen ganacsatada

Waxa kale oo la gaadhay is afgarad ku saabsan arrimaha u baahan in fiiro gaar ah loo yeesho oo keeni kara in si wadajir ah loo shaqeeyo si loo helo isbeddel dhammaystiran.

Shucayb daahir

Sawirka:- Aganywo Shewaarega

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *