qaar ka mid ah bulshada dagmada 04 ee ismaamulkani dir dhaba aya sheegay in ay doorashada qaran ee maalinta barri qabsoomi doonta isku diyaariyeen.

doorashada qaran ee la filayo in ay maalinta barri 6:00 ama 12:00 subaxnimo ka bilaalbmi doonta guud ahaan dalkoo dhan ayaay waxay sheegen shacabka dagmada 04 ku nool in ay si meeqaam sare ah uga qayb gali doonaan iyago is-ticmaali doona codkooda si ay u doortan cidda ay isleeyihiin horumarka dalka ayaay sii wadi doonaan.

Bulshada dagmadaasi oo aan ka waraysanay u diyaar garawga doorashada ayaa inoo sheegay in ay si nabad galyo iyo xoriyad ah ay ugu soo bixi doonaan doorashada ayna cidda ay rabaan ku dooran doonan waxayna baaq u direen guud ahaan shacabka ismaamulka dir dhaba sidi ay doorashadaasi qaran ee marki 7aad qabsoomi doonta ay uga qayb gali lahaayeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *