Madasha ayaa waxaa shir gudominaya madax waynaha Maxkamadda Sare ee Faderaalka.
Waxaa madasha Furitaank ka hadashay ku si simaa duqa ismamulka diridhaba ahna madaxa xafiska maliyada iyo dhaqalaha ismamulka diridhaba Marwo Muluuka Maxamad.
wixi fah fahin kaso kordha halka ayan idinkuso gudbinayna.


