dhakhtakni refaraalka ee aleedahay jaamacada dir dhabe waxbarasho dhakhtarnimo lagabarani oo maanta ladaah furay adeegna bixinaya .

Munasibadani lagu daah furayo dhaktarkani referaalka cusub oo ay goobjoog ka ahaa duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadiir juhar oo halaksi kahadlay maanta dhakhtarkani refaraalka ee wax lagabaranayo oo adeegesii biaabay taking waa kajawaabistii ay bulshadu nawaydiinaysay sanadadii hoore oo aan kajawaabnay cabashadii shacabka ay mudu badan su gayeen .

Dhaktarkani jaamacad waxay leedahay goob tababarah dhinaca kalena oo bulshada adeeg hufan laga siini xaga huromarka in lasiiwado lana sii adkeeyo siwanagsana loola mucaamuldu bulshadani oo lasiyo adeega hufan ushegay duqa ismamamulka dir dhabe mudane khadiir jauhar .

Dhakhtarkani adiigisani maaha ismaamulka kale ah ee waa inay kafaidaystaan dalaalka jarak kilika dawlad deegaanka somaalida kilika oromada iyo dalka jabuuti kuaasoo Dhani sidii ay uga faidaysan lahayeen ushegay duqu .

Geestisa kale wasirka wasarada ee cafimaadka fediraalka itoobiya mudane dr daraje dhuguma waxaa farxa dhakhtarkani adeegyaduu bixinayo waa ukaduwanyaha adegyada kale ee waqoyiga bari ee dalka .

Waqoogi dalkan gancsiga iyo industiriga oo ay dhexdhaxaad unoqoni dhakhtarkani refaraalka oo adeega hufani bixini doonaa dhakhtarkani oo kadhawagiyay dr darje dhuguma .

Dakhtarkani waa ku baxay lacag dhani 1 milyan iyo in kabadan dhakhtarkani wuxuu leyahay 400 sarirood 4 qol oo muhiimaha iyo 4 qool oo jeexitaanka qolak haweenka lagagadhaliyo qoolka jexitaanka farmasiiyo qoolka badhitaanka .

Ugudanbayntii waxaa kasoo qayb galay munasibadasi daah furkani dhaktarka referaalka ee jaamacada dir dabe duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadiir juhar wasiirka wasaarada cafimaadka ee heerfrdiraalka itoobiya dr garage dhuguuma madaxa goolaha af hayeenka isaamulka dir dhabe marwo fatxiya aadan ku xigeenka marwo karima cali madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo laantisani dir dhabe mudane Ibrahim yuusuf madaxa waynaha jamacada dir dhabe marwo ubax maxamed madaxa xafiiska caafimadka ismaamulka dir dhabe marwo sigeeradha kifleh ku xiveenka kumushinerka kumishinak booliska ismaamulka dir dhabe mudane guuled diiriye udalayyl dhaqameedka .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *