Munasiba balaadhan oo logusoo gabagabaynayo qorbajoojka udhalatay dalkani itoobiya garahaan magaalada dir dhabe oo loosameyay qado sharafeed oo looguqabatay guriga booqorka ee ismaamulka dir dhabe .

Halkasoo ay kasoo jeediyeen gabay lagu amaanayo oo aha luqada faransiika iyo ingriisah .

Munasibadaasi ee qadho sharafka ah oo ay kasoo qayb galen duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadir juhar madaxa xisbiga barwaaqo laantisani dir dhabe mudane Ibrahim yuusuf iyo af hayenka goolaha marwo fatxiya aadan .

Munasiba daasi oo ay kadhibteen qorba joogtu fikiradoodii munasibadan oo kale ee soodhayenta aadka umuujinaysaa jacayladani oo ku dayasha mudan magaaladani dir dhabe .

Munasibadasi oo ay socotay moodo 3 maalmood oo halkasi lagu gudoonsiyay marwo dr muulu mulataa shaado sharaf iyo bilad oo ay soo diyariyeen qorba joogtu oo ay gudonsiyay duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadiir juhar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *