Maalinta Jaceylka iyo Nabada oo lagu Xusay Tartan Ciyaareedka baaskiilka .

Magaalada Diri Dhabe waxaa saaka si weyn looga xusayaa maalinta Jacaylka waxaana saaka ka bilaabmaya tartanka baaskiilka.

Tartanka baaskiilka ayaa loo qabtaa saddex marxaladood, iyadoo ay ku tartamayaan koowa sare iyo koowa dhexe Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen maayarka magaalada Diri Dhabe mudane Kadir Juhar wasiirada arimaha dibada, isku xidhka xidhiidhka qurba joogta ismaamulka diri dajire mudane Fitsum Nagga, masuuliyiin sarsare oo ka tirsan maamulka ismaamulka diri dhabe qurbajoog reer Diri Dhabe iyo dad aad u tiro badan oo dibada iyo gudahaba ka yimid ayaa ka soo qayb galay.

Ugudanbayntii halkaasoo ay kugudunsiyeen shaahada sharaf iyo biladaw kalinta kowaad labaad iyo saddexaad

Ciyaarta 8:30 fiidnimo ee kubadda cagta oo u dhaxaysa ciyaartoy waaweyn qurba-joog iyo maamulka iyo sidoo kale kooxaha Telkom universe inui ee Dirre Dhawa iyo Djibouti ayaa maanta lagu qaban doonaa garoonka caalamiga ah ee Dirre Dhawa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *