#DGC Cuur/Magabid/17/2017
Madashan oo halku dhag loga dhigay “Miraha isbaddalka iyo rajada bari ee Magabid”ayayXafiiska Arrimaha Isgaarsiinta Dowladda iyo Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha ee ismamulka diridhabe maanta yeshen.
Waxaa madasha lagu sharraxay fikrado faahfaahsan oo ay ka mid yihiin shaqo ku salaysan bini’aadamka oo laga qabtay geeddi-socodkii isbaddalka, su’aalaha lagu xaliyay maamul wanaagga, waxtarka shaqada horumarinta iyo kuwo kale.
Mudane Bruk Falaqee, oo ah madaxa xafiiska isgaadhsiinta dawlada ayaa sheegay in bisha Magabid ay tahay bil taariikhi ah oo Itoobiya ka jirta, markii la dhagax dhigay biyo xidheenka wayn ee Abay.
Madashaas waxaa kalo lagu soo bandhigay oo lagu falanqeeyay qoraalka “Miraha Isbadalka iyo Rajada Barri ee magabid”.
Cabdilahi Cabdo
Sawirka:Aganyaw shawa araga.


