Waxaa la sheegay in dhalinyaro badan ay yihiin kuwo iskood u shaqeysta,kadib markii la eegayo shaqo abuurka dhalinyarada.

Wasiirka Wasaaradda Macdanta ee JDF itoobiya Injineerinka ayaa maanta kulan la qaatay Duqa Magaalada dir dhabe Mudane Khadir Juhar iyo madaxda kale ee maamulka dagmada 02 iyo 03 ee dir dhabe .

Sidoo kale waxaa lagu faahfaahiyay waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee sanad miisaaniyadeedka 2017 T.Iee maamulka degmada 3, nabadaynta iyo qiyamka, maamul wanaaga, sama falka, iskaa wax u qabso iyo dhinacyo kale.

Guud ahaan dowladu waxay ku hawlan tahay sidii dhalinyarada loogu abuuri lahaa fursado shaqo, sidaas darteed dhalinyaro badan ayaa ku hawlan shaqo abuur Waxaa la soo jeediyay inuu sii xoojiyo.

Dhalinyaradii aan la hadalnay intii ay ku guda jireen booqashada ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin booqashada ay ugu yimaadeen goobahooda shaqo.

Maamulka ayaa uga mahadceliyey taageerada ay siiyeen oo dhan.

Shucayb daahir

Sawir: Aganywo shawaarag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *