Kulliyadda Dire Poly Technic Ayaa Sheegtay Inay Ku Hawlan Tahay So Sarista Ardaay Xirfadodda iyo Anshaaxoduba Wanaagsan yahay.

Waxaa boqasho indha indhaa indhayna Kuliyadda Farsamada Gacanta ee Dire poly ku tagaay xirfad layasha xidhidhka Saxafada ee ka hawl gala xafisyadda ismamulka diridhabe.

Waxana Sharaxad kobaan kabixitayay adegga kuliyadda Mareeyaha kulliyadda Mudane Salaaxdin Abdulhamid, oo sheegay in kuliyaddan ay bixisoo waxbarasho iyo tababar tayo leh oo dhanka farsamada ah.

Mareeyaha Kulliyada ayaa sidokale sheegay inay ku guda jiran sidii ay ugu dhiirigalin lahaayej hay’adaha isgaarsiinta iyo xiriirka dadwaynaha in ay kaalintooda ka qaataan howlaha la qabtay iyo natiijooyinka laga gaaray hirgalinta qorshayasha waaxyaha kulliyadda.

Kuliyada Farsamada Gacanta ee Dire Poly Technic ayaa bixisa 12 waxood oo waxbarasho iyo waliba 45 qaybood oo tababarada gaa gaban ah.

Mudane Salaadiin oo hadalkisa siwata ayaa sheegay in la soo gabagabeeyay dhammaan diyaar garowga martigalinta 10,000 oo arday iyo arday ka qalin jabisay tababaro gaagaaban oo sanadkan ah.

Waxaa kale lashegaay inSannadkii hore, laa dhamaystiraay adeegyo isku-dhaf ah oo loogu talagalay ardayda reer miyiga ah iyo sidoo kale ardayda hayntoddu yar tahay.

In la abuuro muwaadin dalka iyo dadkaba anfaca iyadoo la badalayo aqoonta, xirfada iyo hab-dhaqanka tababarayaasha si ay u noqdaan kuwo shaqo abuur iyo hawl wadeenno warshadeed.

Geesta kale Madaxa Xafiiska Arrimaha Isgaarsiinta Dowladda ee Is Maamulka Diridhabe,Mudane Bruuk Falaqee, ayaa sheegay in shaqooyin badan oo dhanka horumarinta ah ay ka socdaan dhammaan kuliyadaha farsamadda ee ja jirra dirifhabe.

Wuxuna inta ku daray mudane bruuk, in ururka shaqaalaha laga sameeyo xirfadlayaal dhanka isgaarsiinta iyo xidhidhka bulshada.

Intii uu socday barnaamijkani ayaa xirfadlayaasha xiriirka dadwaynaha waxa ay so indha indheyeen fasallo kala duwan iyo tababarro lagu bixinayaay kulliyadda.

Cabdilahi Cabdo

Sawir qade;Salaam Ababe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *