#Warka| waxaa lasoo gaba gabeeyay tababarkiwareegi labaad ee awood kobcinta ee u socda masuuliyinta ismaamalka dir dhabe ee xisbiga barwaaqo laantiisani dir dhaba.

Tababarkani oo soo socday mudadi tabanki maalmood ee lasoo dhaafay ayaa uu halku dhagisu yahay “Tamarta riyadu waa kobaca dhabta ah” waxayna ku soo qaateen mawduucyo kala duwan oo taabanaya arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo waliba arrimaha bulshada.

Dhamaadki tobobarkani ayaa waxaa soo xidhay duqa ismaamulka dir dhaba mudane khadiir jawhar wuxuna masuuliyinti uu tobabarkani u socday kula dardaarmay in khibradi ay ka heleen tababarkani ay hoos u dhaadhiciyaan si loo gaadho hiigsiga xisbiga barwaaqo.

masuuliyiinti uu tababarkani usoo xidhmay ayaa geestoda sheegay in ay aqoon wanaagsan ka heleen islamarkaana ay adeeg yada ay bixiyaan kor u qaadi doonaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *