Dr. Tsgeredha Kifle, oo ahaMadaxa Xafiiska Caafimaadka ee ismamulka Diridhaba, ayaa sheegtay in ismamulka laga diwan galiyay nidaamka cafimaadka caaymiska bulshada ee waaxda caafimaadka si loo hubiyo in bulshadu ay yihiin kuwa ka faa’iidaysta adeegyada caafimaadka ee caddaaladda ku salaysaan.
Xafiiska,ayaa sheegay inuu qaban doono shaqoyin badan si loo horumariyo adeegyada caafimaadka ee tayada leh, qorshaha 100 malmood dhaxdiisa, gaar ahaana diiradda laarayo hagaajinta bixinta adeegga iyo isbaddalka dijitaalka ah.
Dr,tsgeredha,ayaa Waxaay sheegtay in la bilaabay ka xafis ahaan adeeg khadka taleefanka ee bilaashka ah si loo suurtogaliyo jawaab dagdag ah oo ku saabsan warbixinnada xannunada dilacaa iyo xaaladaha dagdagga ah, faallooyinka iyo cabashooyinka.
Waxa sidoo kale, xafisku u hirgaliyay goob shaqo oo bilicaysan iyagoo aqoonsanaya qaybaha adeegga mashquliya macaamiisha lagu hirgalinayo qorshaha 100-ka maalmood ah.
Intaa waxaa dheer,oo ay sheegtay masuulku, in xarunta maaraynta xogta ee waaxda caafimaadka, laa hirgaliyay.
Waxaa kalo,ay sharaxday kor u qaadista hal barnaamij oo xafiis ah oo awood u siinaya is-waydaarsiga macluumaadka degdegga ah, waxayna si toos ah ugu xidhmaysaa 18 isbtal ee ismamulka ka jira, xarumo caafimaad iyo goobo baaritaan oo caafimaad waxayna bixin doonta kormeer iyo taageero sax ah, waxayna xaqiijisay inay diyaar u yihiin inay bilaabaan shaqooyinka u sahlaya inay qabtaan shaqadooda.
Adeega caaymiska cafimaadka oo lagu xidhidhshay aqoonsiga dhijital faydhaga ayay shaqale gadhaya 2,947 oo ka tirsan waaxda caafimadka, iyadoo oo sii habsamile loga shaqeeyay.


