Madashani ayaa Waxa Ka soo qayb galay masuliyiin ay horkacayso wasiirka Wasarada Caafmaadka Dalka Dr Maqdhas Dhaba Wasiiru Dawlayasha Wasarada caafmadka Wasiirada Degaanada Dalka iyo marti sharafkale duwan
Waxana madashan dahfurtay Wasiirka Wasarada caafmadka dalka Dr Maqdhas Dhaba waxana ay sheegtay in madashani ay tahay mid masuliyiinta caafmadka ay isku bartaan qiimeyana shaqoyinka laqabatay sannad misaniyedka lana ogaado hawlaha laqabtay iyo godololoyinka jiraa si gashi ahaan looga dhigto
Waxana madashasi kuso dhaweyay Masuliyiinta Wasarada Caafmaadka ku xigeenka madaxa xafiiska caafmaadka Ismamulka Dirdhabe mudane Yusuf Siciid oo halkaasi ka Sheegay Mar Hadii Shaqada Caafmaadka aynaga dhaxayso waa in aan dhamaanteen isla kaashana siddi aan ugawada shaqayn lahayn
Waxa kale oo aan Halkaasi Waraysi Kula yelanay Wasiiru Dawlaha Wasarada Caafmaadka Dalka Dr Sharmarke Shariif oo inoga Warbixiyay Ujedada Kulanka aya waxa uu shegay in madashani ay thay madal Lixdii bilood ba mar laqabto oo jeedadiisu tahay in lagu qiimeyo Waxyabihi u Qabsomay Secterka Caafmaadka si guud ahaan 6 bilood Iyo guud ahaan Sannadka waxyabihi wanwanaagsana ee uu qabsomay ayada oo la eegayo Halbeegyada lagu Cabiro Waxqabadka Sactarka Caafmaadka Islamarkaana Barbardhig lagu Sameyo Deeganada ayago eegaya Halbeega Caafmaadka, Waxayna kordhinaysa in deeganada ay u noqoto khibrad wadaag.


