waxaa aaska ka soo qayb galay badariga Aabaheenna Suuban Sidan oo kale, madaxda sare ee ismaamulka dir dhabe , qoysaskooda, bahwadaagtooda xirfadlayaasha ah iyo dadka deegaanka dir dhabe ayaa ka soo qayb galay barnaamijka sabootinta ee qaybaha kala duwan ee Komishanka Ciyaaraha.
Geesta kale Duqa magaalada dir dhabe mudane Khadir Juhar oo ka hadlay sabootinta aaska ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay geerida ku timid Dr. Abeel Melkaamu.
Dr. Abeel Meelkamu waxa uu ahaa mid aad u ixtiraam badan, hawl kar ah iyo u adeege dadkiisa.
Maayarku wuxuu tilmaamay inay jiraan waxyaabo badan oo muhiim ah oo aan ka baran karno Dr. Abeel.
Dr. Abeel dir dhabe waaxa oo ay saaxiibo ahaayeen, isla markaana dadka ka caawin jiray .
duqa magaalada dir dhabe uu aad uga xun yahay geerida ku timid Dr Abeel isagoo u rajeeyay dhammaan shacabka dir dhabe .
Dr. Abeel wuxuu had iyo jeer ku jiri doonaa qalbiyadeena.
Ugu danbayntii waxaa halkaasi ka hadlay duqa magaalada mudane Khadir juhar oo dhanbaalkiisa ka dhiibtay in dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan ay ku daydaan waxqabadkii wanaagsanaa ee Dr Abeel malkaamu .
Madaxa Xafiiska Caafimaadka ee ismaamuka dir dhabe marwo Dr. Sigeradha kifle ayaa sheegtay in Dr. Abeel uu yahay dhakhtar u daaweeya dhammaan bukaannada uu la kulmo.
qoskiisana waxaan urajaynayaa inaan garab taaganahay guurwalba balantaan qaadnay ee magaca Dr Abeel waan fulinaynaa.
Shucayb daahir
Sawir: aganywo shawaarag


