Xisbiga Barwaaqada ee ismaamulka Dire Dhabe ayaa sameynaya barnaamij lagu soo bandhigayo xubnaha Xisbiga Barwaaqada ee Doorashada Guud ee 7aad iyo astaanta doorashada .

Barnaamijka waxaa ka mid ah Duqa Magaalada Dire Dhabe ee mudane Khedir Juhar, Ku-xigeenka Duqa Magaalada Dire Dhabe ahna madax xafiiska ganacsiga malgashiga iyo warshadaha ee mudane Xarbi Buux Afhayeenka Golaha ismaamulka Dire Dhabe ee mudane Cabdi Muktar, Madaxa xafiiska Xisbiga Barwaaqada, ee lantani diri dhabe mudane Ibrahim Yuusuf, Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha ismaamulka Dire Dhabe ee Marwo Karima Cali, xubnaha , hoggaamiyeyaasha sare ee maamulka, iyo tiro badan oo ka tirsan xubnaha Xisbiga Barwaaqada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *