Hogaamiyayaasha Sare ee Kahortaga Danbiyada ee cidaanka Booliska fadaralka,qaybtisa Bari ayaa kulan looga hadlay Nabadgalyada guud ku yeeshay magalada Diridhaba,ayaa booqday hawlo horumarineed ee laga wado magaalada Diridhaba.
Taliyaha qaybta Bariga Komaandhar Mitiku Dhaba, oo la hadlay warbaahinta intii ay ku guda jireen socdalka boqasho, ayaa sheegay in ay wada xajood ku sabsaan nabada guud gobolka.
Taliyaha ayaa sheegay in howlaha horumarineed ee uu maamulku wado ay ku salaysan yihiin baahiyaha bulshada.sida Maktabadda bugga madhamar ee imirta oo door muhiim ah ka ciyaarta dhaqanka wax-akhris ee dhalinyarada.
Taliyaha ayaa sheegay in shaqoyinka xawliga ah ka socda mamulka ay ku dhiiri galisay dhamaan sarakishaa qaybta bariga.
Ugu dambayntii, Taliye Mitiku ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay hawlaha horumarineed ee ay so arkeen, waxuuna tilmaamay inay sii wadi doonaan ka qayb qaadashada ilaalinta iyo joogtaynta horumarka.
Ka soo qayb galayaasha boqashada ayaa si wayn ugu mahad celiyay howlaha horumarineed ee ay wadaan magaalada Diridhaba.


