Barnaamijka Dhiritaanka ee Dhaxalka dirta Cagaaran ayaa lagu qabtay jamacada diri dhabe “beeristu waa furaha guusha”.

Ka dib wareegii 7aad ee Barnaamijka Dhirta Dhaxalka Cagaaran ayaa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee laantisa Diridhaba oo kaashanaya Gudida Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jaamacada Diridhaba waxa ay Dhirbeerista lagu beeray Xarunta Jaamacada Diridhaba.

Sida uu barnaamijka ku sheegay la taliyaha gaarka ah ee xafiiska barwaaqo ee laantani diridbabe mudane Yonas Mbete kana mid ah gudiga isku xidhka ayaa sheegay in ka dib barnaamijkan lagu bilaabay in hal maalin lagu beero 700 oo milyan oo geed dal ahaan ah iyo 1.5 milyan oo miro ah maamul ahaan, xafiiska xisbiga barwaaqo ee laantani diri dhabe oo kaashanaya hay’ada Green iyo Sporting University ee ka dhisan magaalada Diredhaba iyo jaamacada Diredhaba ay ka hirgaliyeen caalamka ah ee horumarinta iyo jaamacada. Barnaamijka beeritaanka adeeg iskaa wax u qabso ah.

Ma aha oo kaliya in la beero geedo, waxa uu xusay in marka la beero ka dib, laga shaqeeyo daryeelka si loo hubiyo in geedaha la ilaaliyo waxa kale oo uu sheegay in bulshadu ay fiiro gaar ah u yeelato daryeelka dhirta la beeray.

Geesta kale Dr. Ubaxa Aadam oo ah Guddoomiyaha Jaamacadda Diridhaba ayaa dhankeeda sheegtay in isbedel la taaban karo laga dareemayo howlaha lagu ilaalinayo kheyraadka dabiiciga ah iyadoo loo marayo raadka cagaaran, taasoo ka dhalatay talaabooyinka uu dalka u qaaday si loo dhiso dhaqaale u adkeysan kara saameynta isbedelka cimilada.

Geedo loo isticmaalo cuntada iyo hadhka ayaa sidoo kale lagu beeray barnaamijka.

Shucayb daahir

Sawirka:- Selam Abebe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *