Kantiibaa Bulchiinsa Dirree Dhawaa Kabajamoo Obboo Kadiir Juhaar
Orodyahan Tamrat Tola guusha uu ka gaadhay orodka maratonka waxay qaboojisay nabaro na hafeefanayey kadib natiijooyin wanaagsnayn oo aan kala kulanay ciyaaraha olombikada Paris 2024
Waanan mid lagu farxo mar haddii uu calankeena mar kale uu ka babanayo masraxyada caalamka
Hambalyo dhamaanteen.


