Madaxa Xafiiska Adeegga shacabka iyo horumarinta cuduuda shaqalaha ee is Maamulka Diridhaba, Mudane Hayir Hajinur, ayaa sheegay in nidaamka tiknoolojiyada casriga bulshada logu fidiyo adeegyo dhaqso badan oo hufan.
Wuxuu sheegay in maamulku uu qabtay shaqooyin badan oo ku saabsan dib u habaynta hay’adaha dowladda iyo bixinta adeegyada.
Wuxuu sheegay in xafisku uu xoojin doono awoodda shaqaalaha si ay isugu dubbaridaan adeegyada hay’adaha waagii hore isla markaana ay hal meel ka hirgelin karaan adeegyo iyo shaqooyin badan.
72 adeeg oo gacan lagu bixin jiray ayaa loo baddalay adeegyo casri ah oo qab online ah iyadoo la kaashanayo nidaamka tiknoolajiyadda.
Waxaa kalo, uu sheegay masulku in 12,730 adeeg lagu bixiyo,qab caasri ah, hadana lagu guda jiro diyaar garowna uu socdo si loogu daro 32 adeeg xarunta hal gob, ee “dire masob”.
Mudane hayir,ayaa sheegay in Qorshaha 100 maalmood ka hor, xafisku, 250 bixiyeyaasha adeegyada xarunta kuwa kujira iyo kuwa gali doonaba la siiyay tabobar awood kobciin ah.
Dhanka kale,waxaa lashaciiyay ,inTababarka itiyo- coders ee 5 milyan, ee qof ee uu xindisihisa bilaabay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Faderaalka Itoobiya, mudane Dr. Abiy Axmad, oo ka mamul ahan laqorsheeyay 3,380 shaqale inay qatan tabobar laxidhidha dhanka xirfada tigknoolojiyada,waxana tabobarka ila hada qatay oo dhameeyay 1,686 shaqale.


