“Waa sharaf wayn in la qaado mas’uuliyadda ilaalinta nabadda dalka”.

Ku-xigeenka Duqa Magaalada Diridhaba, Mudane Xarbi Bux.

Waxaa munasibad sabootin ah losameyay Wareeggii kobaad ee xubnaha kubiraya ciidamada difaaca qaranka ee 2018.

Wxaana ka hadlayay munaasabadda, Ku-xigeenka Duqa Magaalada Diridhabare Xarbi Buh, oo sheegay inay sharaf wayn u tahay in la qaado mas’uuliyadda ilaalinta nabadda dalka.

Ku-xigeenka Duqa Magaalada mudane xarbi,sido kale sheegay in ciidanku ay horumarinayeen hab-dhismeedkooda iyo tignoolajiyadooda ku adan dhanka tabobarka cidaanka.

Wuxuuna mudane xarbi,dhalinyarada lagaso xulay ismamulka diridhaba ugu baqaay inay wajibadka loga bahanyahay sideda uso qataan.

Dhanka kale,madaxa xafiska arrimaha nabad galyada iyo sharcigga ee ismamulka diridhaba,mudane,Cabdilsalan maxamad,ayaa dhankisa sheegay in Dalku ku dhisan yahay cidaan dhan walba gulo kaso hoya oo dasturka dalka u hogansan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *