Sida lawada ogsonyahay tabobarki dhawaan hogamiinta sare loqabtay ee gunnadkii tabobarka raysal wazaraha dalka dr abiy axmad,ku bixiyay awamir shaqo iyo jihoyin kusalaysan xawli iyo hal abuur sii logadho guul qaybo badan leh,hadaba ismamulka diridhaba oo arrintan ka dulaya,ayaa qorshahan qatay oo xafis walba u qorshaystay sii wax logaga qabto shaqoyinka 100 malmood u qorshaysan xafis walba.
hadaba, waxa ka mid ah xafisyada qorsha100 malmood qorshaystay,xafiska haweenka carrurta iyo arrimaha bulshada.waxana warbixiin kooban oo ku saabsan qorshaha 100 ah noga warbixisay madaxa xafiska marwo, Lelise Axamad,oo sheegtay in dhamaan masuliyinta waxyaha kala duwan iyo shaqalaha xafiska loqabtay madal ku saabsan ogaysinta iyo sidi qorshahan unoqon laha mid taba gal ah oo xiligi logu talagalay wax loga qaban laha.
Masuulka, ayaa sheegtay in qorshan lagu bilabaay ka xafis ahaan wax kabadalida adeeg bixinta bulshada lofidiyo oo ay haweenka iyo carrutu ugu horeyan in wax loqabto,iyago taas ka dulayana caruurta lagu daryeelo goobta xafisku mamulo oo wax badan lagu so kordhiyay dhanka sida,xananada ,cafimaadkoda,iyo in bulshadu ka qayb qadato korsiinta carrurta xarunta lagu daryeelo ee siyabaha kala duwan lokeenay xarunta.
Dhanka kale,marwo lelise ayaa warbiinta nogu sheegtay in xafiku qorsha 100 malmood, dadalo ugu jiro sidi haweenku loga cawiin laha dhanka dhaqalaha oo ay ka baxaan ku tirsanaanta,iyo haweenka miyiga oo xalodo badan laso darsan oo lofidiyay wacyigalin baladhan iyo in ay qatan gabi ahaanba aqoonsiga dhijitalka ee faydha.
Marwo lelise axmad,ayaa sido kale,warbixintedan kaga dhawajisay in qorshahan diradda lagu sarayo in layareyo ku tirsananta gargarka ama dulsarnimada, lagana wacyigaliyo arrintasi oo losameeyo shaqo abuur,kala duwan oo dhinacyo badan leh.
Sido kale,warbixinta ayay masuulku ku sharaxday in wax lagaga badalayo oo lagu yarayn doono dadka darbi kunoolka iyo kuwa caadaysta daawrsiga iyado ladhaqan galinayo niidaamka sharcii ee wax lagaga qabanayo falalkan, iyado fulintisana lala kashanayo bah wadagta xafiska oo ay kamid yihin xafiska nabadgalyada,caddaadaa,iyo komishiinka booliska diridhaba.
Ugu danbayn,qar kamid ah shaqalaha xafiska ka hawlgala oo an goobtoda shaqo ku waraysanaay ayaa nosheegay inay ka mid yihin dadka fursada ka heelay tabobarka 5 milyan in kodharsiga,ee dhawan heer dal laga shaciyay,ee ay dhalin yarbadan inay ka fa idaystan ladonayo,iyodo wax lacag ah ad bixinaynin,waxayna dhalinyarta an wali fursada ka fa idaysan ugu baqeen inay ka fa idaystan.


