Beesha Ciisaha ee Soomaaliyeed ayaa qarnigii 16-aad buurta sitti, waxaa ayna iskuu yimadeen kuna aas aaseen heerka manta duunidu u aqonsatay heer dhaxal gaal ah oo isku xira, isla markaana u sahlaya in ay ku noolaadaan nidaam iyo is-ixtiraam iyo sidoo kale in ay ku wada noolaadaan. Xeer dhaqameed aan qornayn oo u oggolaanaya dhammaan bini’aadamka inay si nabad ah ugu noolaadaan sharciga in ka badan 570 sano ayaa la adeegsan jiray walina la isticmaalayaa.
Shirwaynaha 19-aad ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka ee NESCO, waxa ay sharaf wayn u tahay in dalkeenna loo diiwaan galiyo hiddaha caalamiga ah, Wasaaradda Hiddaha iyo Dhaqanka ee dalka ayaa sheegtay inay sii wadi doonto waxqabadyo kala duwan oo lagu horumarinayo Xeerka cise.
Waxana Munasibadan kaso qayb galaay hogaminta saddexda dalal ee kala ah etoobiya,Jabuuti iyo Somomaliya.
Cabdilahi Cabdo
Sawir qade: Agaanyaw shawa arraga


