Waxaayna maanta Ururkasii deeqda lacageed ee taageeradooda ku wareejiyeen Duqa magaalada Diridhabe Mudane Khadir Juhaar.
Duqa magaalada Mudane Khadiir ayaana sheegay in Ururkani Ashawada ee jimladluhu uu ugu deeqay tobanaan ganacsato oo hantidoodii ku wayaay dabkii dhawaan ka kacaay suqaa wayn ee ashawada.
Geesta kale Xubnaha iyo madaxda ururka suqaa wayn ee ashawada ee taageerada la siiyay ayaa sheegay in ay aad uga mahad celinayaan dadkii tageeradan uu fidiyaa


