Wafdiga uu hogaaminayo madax waynaha dawlada deegaanka Soomaalida mudan Mustafe Maxamed iyo kuxingeenka mudane ibraahim cusmaan ayaa soo gaadhay garoonka caalamiga ee ismaamulkani dir dhabe .
Waftiga uu hogaaminayo madaxa xukuumada dawlada deegaanka soomaalida mudane Mustafe Muxamed ayaa socdaal ku tagaya deegaanka soomaalida si ay ugu kuur galaan hawlaha horumarineed ee ka socda goobalka sitii ee dagamada Shiniile . Wafdiga ayaa markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee caalimiga ee ismaamulka dir dhabe waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay duqa…


