Kulaan Dood cilmiyeed ah oo ku saabsan dukumeenti heer qaran ah oo cinwaankiisu yahay ”wakhtiga dhexee ”ayaa loo qabtay shaqalaha iyo madaxda xafiska arrimaha isgadhasinta ee ismamaulka diridhabe.

Waxanaa madashan kaso qayb galay oo ujedka kulanka ka hadlay Madaxa Xafiiska Arrimaha Isgaarsiinta Dowladda,Mudane Bruuk Faleqe, oo sheegay in dalku uu ahaa mid xooggan sannadihii la soo dhaafay oo isbadal ku talaabsaday si uu ula jan qadoo waddamada horumaray taas loo bahanyahay in lasi xojiyoo.

Dhanka kale,Agaasinka Isbaddelka iyo Maamulka subaan ee Xafiiska Arrimaha Isgaadhsiinta Dawladda,Mudane Tasfamichael Ermiyas,oo sharaxayay ducumantiga ayaa sheegay in xaaladda hadda jirta awgeed loso bandhigay dukumentiga heer qaran.

Sidoo kale, waxaa laga dooday hab-maamuleedka si ay u suuro-galiso aasaaska madasha in laga dhigo mid dhijitaal ah, hab-maamuleedkana la hirgaliyo mustaqbalka dhaw.

Cabdilahi Cabdo

Sawirka;Aganyaw Shawa araga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *