Hay’ada bixisa lacagah yar yar ee daymaha ayaa tan iyo markii dhidibada loo taagay waxa ay adeegyo maaliyadeed u fidinaysay qaybaha bulshada ee danyarta ah, ka sokow adeegyada ay ka bixiso magaalooyinka iyo miyiga ee Dir dhaba, iyada oo laamo ka furatay magaalooyinka Harar iyo Jijiga, isla markaana hirgelisay dhaqaalihii ugu dambeeyay ee dhijitaalka ah, iyada oo si xawli ah, hufnaan iyo macaamiil ku dhisan u bixinaysa adeeg maaliyadeed.
hay’ada bixisa lacagah yar yer ee daymah ayaa balaadhisay laamaheeda iyadoo maanta si rasmi ah u daah furtay faraca Gendegherada.
Sidoo kale waxa isna halkaasi ka hadlay maamulaha guud ee hay’ada mudane Teshome Abebe oo sheegay in mawqifka ah ee macmiisheeda iyo ka dhigista adeegyada maaliyadeed ee bulshada deegaanka ay mar walba heli karaan ay ku timid dedaalka iyo xilkasnimada madaxda iyo shaqaalaha hay’ada, iyo waliba taageerada iyo kormeerka joogtada ah ee ismaamulka dir dhabe ee maamulka sare ee Maaraynta Lacagaha Yaryar.
mudane Teshome waxa uu intaa ku daray in hay’da bixisa lacagah yeryer ee daymaha ay sii wadi doonto balaadhinta agabkeeda, kor u qaadida adeegyadeeda, iyo la qabsiga horumarka tignoolajiyada ee maalinta.
Shucayb daahir
Sawre Aganywo shawraaga


