Agaasinka waxda Isgaarsiinta Macluumaadka ee Xafiiska Arrimaha Isgaarsiinta Dawladda ee is Maamulka diridhaba,Mudane Milkaysa Mume, oo ka hadlay madashasi tababarka ayaa sheegay in xisbigu uu diiradda saari doono wacyigalinta ah in ay xubnaha xisbigu doork ay ku leeyihiin horumarinta tayada, aqoonta, iyo waxqabadka wax ku oolka ah ee xubnaha xisbiga ururuka barwaqo kor uqadi doono.
Dhanka kale,Mudane Abel Molla,oo aha Agaasimaha Haqijiinta Macluumaadka iyo Ilaalinta ee Xafiiska Arrimaha Isgaarsiinta Dowladda ee is Maamulka diridhaba, ayaa dhankisa sheegay inay tabbarkani xubnuhu waxbadan oo qoto dheer ka heli doonan.


