Waxaa qimayn lagu sameeyay Hawlaha horumarinta marinnada ee laga wado dagmooyinka magalada diridhaba.
Waxaana madasha ka hadlay, Duqa Magaalada diridhaba mudane Khadir Juhar, oo sheegtay in shaqooyinka horumarinta marinnada laga fulinayo magaalada ay melo fican marayan, lona bahana yahay in la isku dubardo oo hala laga sii xoojiyoo.
Duqa Magaalada,mudane Khadir ayaa sido kale, sheegtay in horumarinta marrinaddu ay magalada diridhaba ay ka dhigi doonan waddooyinka iyo dukaamada iyo sidoo kale aagga waddoyinka gabi ahaanba qurux u yeli dona oo nadiif ah oo raaxo u leh dadka magalada.
Duqa Magaalada, ayaa sheegtay in shaqada horumarinta marinnada iyo isku xirka shaqada la sameeyo. wuxuna sheegay duqu in shaqooyinka lagu dhammaystiri doono laba bilood gudahood.
Dhanka kale,Ku xigeenka Duqa Magaalada ee is Maamulka diridhaba mudane Xarbi Buux,ayaa dhankisa sheegtay in shaqooyinka laga hirgalin doono marinnada oo iyago gobabaha soyalka magalada sidodi ahaan doonan iyago ladhawrayo bilicdodana kor loqadayo.
Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqado ee laanta is Maamulka diridhaba,mudane Ibrahim Yusuf, ayaa isna oo madashasi ka hadlay ayaa dhankisa sheegay in shaqooyinka la qabanayo muddada loo cayimay ii tayo iyo dadajn leh. Waxa kalo u tilmaameen in bulhada magaaladu ay ka qayb qaadato dhalinyarada gaar ahan hibada u leh shaqada qurxinta.
Madaxa Waaxda qaab dhismeedka ee Xafiska Xisbiga Barwaaqado laantisa is Maamulka Diridhaba mudane Dhareje Tsegaye, ayaa sheegay in dawladdu ay diiradda saarayso hagaajinta marrinadda waddoyinka magalada,wuxuna bulshada iyo mal qabeenaa magalada ugu baqaay in ay kalintooda ka qayb qataan.
Ugu danbaynti,duqa magalada mudane khadir juhar, ayaa madasha kuso af meeray tilmaamaha shaqo ee mustaqbalka.


