Waajjirri dhimma komunikeeshinii mootummaa bulchiinsa Dirree dhawaas odeeffannoo saganticha irratti argamun odeyyfano bal’inaan
Isiniin geenya
Muktar Ahmadiin
Surraa Aganyow shawariig
Waxaa la bilaabay kulanka qiimaynta waxqabadki rubaci koobaad ee waxqabadka xafiisyada dawlada, dagmooyinka miyiga iyo magaalada.
Qiimayntani warbixinta oo hadda bilaabantay ayuu xafiiska warfaafinta ee ismaamulkani dir dhaba uu nilasoo socodsiin doona kolba wixi kasoo kordha.
Sawir qaade:- agayew shawaraga


