Ministeerri Tajaajila Komunikeeshinii Itoophiyaa Kabajamtuu Aadde Innaatalem Eebba Mallas Buufata Tajaajila Tokkichaa Dirree Masoob eebbisiisuuf Ganama Har’aa Dirree Dhawaa Galan.

Kabajamtuu Aadde Innaatalem Mallas Yommuu buufata xiyyaaraa Idiladdunyaa Dirree Dhawaa Gahanitti Kabajamoo Kantibaa Itti Aanaa Bulchinsaa Dirree Dhawaa Obbo Harbii Buuh dabalatee miseensoonni Kaabinee bulchinsaa simannaa taasiseefiiti jiran.

Iliyaas Aammeetiin

Suuraa: Agenyehu Shawaaraggaa

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta Fadaraalk Marwo Itatalem Melas, oo dhawaan oo soo gadhay magaalada Diridhaba ayaa xariga ka jari doonta xarunta adeegga hal goob ee Mesob oo laga dhisay maamulka Diridhaba.

Wasiirka ayaa markii ay ka soo dagtay garoonka caalamiga ah ee Diridhaba, waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay Maayar ku xigeenka Maamulka Diridhaba Mudane Xarbi Buux, xubno ka tirsan golaha kabineedka, iyo madaxda heer kasta ee maamulkaai.

Waziirada ayaa sidoo kale,la filayaa in aay booqato shaqada uu xafiiska xidhiidhka dawladda ee maamulka Diridhabe ka wado casriyaynta shaqada isgaadhsiinta.

“Mesob “adeega hal meel halwuxuu isku daraa adeegyo kala duwan oo dawladeed oo hoos yimaada hal goob wuxuuna bixiyaa adeegyo iyadoo la adeegsanayo tignoolajiyada dhijitaalka ah; tani waxay meesha ka saaraysaa in daneeyayaashu ay booqdaan xafiisyo kala duwan, oo ay ku sugaan safaf dhaadheer, oo ay qabtaan hawlo waraaqo la xidhiidha.

“Dire Mesob” waxay bixin doontaa 28 adeeg wajiga koowaad, lix {6} ee maamulka iyo {4} ee hay’adaha faderaalka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *