Imtixaanka fasalka 6aad, ee sannad dugsiyeedka 2018,ayaa maanta guud ahaan ka bilamaay ismaamulka diridhaba.

In ka badan 8,100 oo arday ayaa u fadhiistay imtixaanka maamulka fasalka 6aad oo ay soo qabanqaabiyeen xirfadlayaal sare oo ka socda Jaamacadda Diridhaba, iyo Kulliyadda Tababarka Macallimiinta ee Diridhiba,sida u sheegay mudane suldan caliyi,oo ah madaxa xafiska waxbarashada ee ismamulka diridhaba. Mudane,Suldaan Caliyi, ayaa sido kale, sheegay in agabka imtixaanka maamulka fasalka 6aad la…

Read More

gargaar agab kala duwan ah ayaa la gudoonsiiyay ismaamulka dir dhaba.

hay’adda facrans-ethiopia horn of afrika ayaa agab iskugu jira kuwo caafimaad, ambilansiga dab damiska, iyo waliba qalabka caruurtu ku ciyaaran ayaa ay ismaamulka soo gaadhsiiyeen. Madasha lagu gudoonsiiyayay ayaa waxaa kasoo qayb galay mudane khadiir jawhar oo ah duqa ismaamulka dir dhaba ayaa u mahad celiyay hay’addani oo agabkanibka soo uruurisay ururada ku bahoobay in…

Read More

qaar ka mid ah bulshada dagmada 04 ee ismaamulkani dir dhaba aya sheegay in ay doorashada qaran ee maalinta barri qabsoomi doonta isku diyaariyeen.

doorashada qaran ee la filayo in ay maalinta barri 6:00 ama 12:00 subaxnimo ka bilaalbmi doonta guud ahaan dalkoo dhan ayaay waxay sheegen shacabka dagmada 04 ku nool in ay si meeqaam sare ah uga qayb gali doonaan iyago is-ticmaali doona codkooda si ay u doortan cidda ay isleeyihiin horumarka dalka ayaay sii wadi doonaan….

Read More

shacabka ku dhaqan ismaamulka dir dhaba ayaa u diyaar garoobay ka qayb galka doorashada 7aad ee si heer qaran iyo heer deegaanba uga qabsoomaysa maalinta barri dalko dhan.

Waxaa la filaya in maalinta barri ay guud ahaan dalko dhan ka qabsoonto doorashada 7aad iyado ay shacabka ismaamulkani dir dhaba gaar ahaan kuwa ku nool dagmooyinka 07 iyo 09 ay sheegeen in ay maalinta barri si xor ah ay coodkooda u dhiiban doonaan. qaar ka mid ah bulshada dagmooyinkasi oo aan makarafoonka la dhex…

Read More

Dadka ku nool Ismaamulka Dir Dhabe ayaa sheegay inay si weyn u sugayaan doorashooyinka toddobaad ee qaran iyo kuwa heer gobol, kuwaas oo berri ka qabsoomi doona guud ahaan dalka.

Caawa fiidkii, shacabka ku nool dhammaan degmooyinka maamulka ayaa muujiyey inay si buuxda ugu diyaar garoobeen inay codkooda ku dhiibtaan jawi nabad, dimuqraadiyad iyo xorriyad ku dhisan. Waxay sheegeen inay si weyn u sugayaan furitaanka goobaha codbixinta berri subax 12:00, si ay u gutaan waajibaadkooda muwaadinnimo ugana qayb qaataan go’aaminta mustaqbalka dalkooda. Hooyooyin, aabbayaal, dhallinyaro…

Read More

Taliyaha Booliska Dir Dhabe Oo Dallacsiin U Sameeyay Saraakiil iyo Xubno Ka Tirsan Ciidanka Booliska

Taliyaha Guud ee Booliska Magaalada Dir Dhabe, Komishaneer Alemu Megra, ayaa maanta hoggaamiyay munaasabad ballaaran oo lagu dallacsiinayay saraakiil iyo xubno ka tirsan ciidanka booliska kuwaas oo si hufan u gutay waajibaadkooda shaqo. Munaasabadda oo ahayd mid lagu guddoonsiinayay darajooyin cusub, ayuu Komishaneer Alemu Megra khudbad uu jeediyay ku sheegay in xubnaha la dallacsiiyay ay…

Read More

Waxaa ismaamulka dir dhaba soo gaadhay madaxweyne ku xigeenka xisbiga barwaaqo mudane aadan faarax.

Mudane aadan faarax waxaa marku soo gaadhay garoonka caalamiga ee diyaaradaha dir dhaba soo dhawayin diiran u sameeyay duqa ismaamulka dir dhaba mudane khadiir jawhar, madaxweynaha dawlad deeganka soomaalida mudane mustafe maxamuud cumar iyo ku xigeenkisa mudane ibraahim cusmaan iyo waliba masuuliyinta sare ee ismaamulka dir dhaba iyo deegaanka soomaalida. Soo dhawaynta ayaa waxaa masuuliyinta…

Read More

wuxuu si faahfaahsan uga hadlayaa olole doorasho oo uu qabtay Xisbiga Barwaaqo, kaas oo ka dhacay Dir Dhabe gaar ahaan Degmada 03.

Ujeeddada barnaamijku waxay ahayd in lagu soo bandhigo waxqabadka xisbiga iyo in bulshada lagu dhiirrigeliyo inay sii taageeraan. Intii uu socday kulanka, masuuliyiin kala duwan ayaa ka hadlay guulaha uu xisbigu gaaray sannadihii la soo dhaafay. Waxay si gaar ah u xuseen in xisbigu uu ka dhabbeeyay ballanqaadyadii uu u sameeyay shacabka, isla markaana uu…

Read More

Wafdi hoggaamiyeyaal ah oo uu hoggaaminayo Duqa Maamulka Dir Dhabe mudane Khedir Juhar, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Magaalada Harar

Iyadoo la eegayo doorashadii qaran ee 7aad, barnaamij olole doorasho iyo saaxiibtinimo oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Dowladda deegaanka Harar iyo Maamulka Dir Dhabe ayaa ka socda Magaalada Harar si loo xoojiyo dhismaha muuqaalka iyo xiriirka dadweynaha . Xafiiska Arrimaha warfaafinta Dowladda ee Maamulka Dir Dhabe ayaa la socon doona dhacdooyinka barnaamijka…

Read More