Waxaa laa qiimeeyay Hirgalinta diiwaangalinta aqoonsiga dijitaalka ah ee faydha iyo 5 milyan ee ethiyo coders ah ee ismamulka diridhaba.

Diiwaangalinta aqoonsiga dhijitalka ee faydha iyo 5 milyan ethio coders ah ayaa waxyabihi ila hada qabsomay ee lahirgaliyay qiimayn lagu sameeyay.

Ku xigeenka Duqa is mamulka Magaalada diridhaba ahna, Madaxa Xafiiska Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee is Maamulka,Mudane Xarbi buux, ayaa sheegay in waxqabadka laga xirgaliyay Maamulka Diridhaba, ee aqoonsiga dijitaalka ah uu mel fican marayo, laakiin lagu dadalo in ka badan 133,000 oo qof oo qof oo dagan ismamulka ayaa la diiwaangalin doonaa shanta bilood ee soo socota

Mudane, Xarbi ayaa sheegay in 5 milion etthio codersiga rarabo 37,000 oo dhalinyaro ah laga diiwaangaliyay ismaamulka Diridhaba saddexda sano ee soo socota,waxana hada isduwangalisay 17 kun,waxana hada 5 bilood ee so socota laduwangalin doona inka badan 19,000 iyo 20,000 oo dhalinyaro ah .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *